Xoghayaha Wasaaradda Amniga Gudaha Ee Mareykanka Oo Iscasishay

Xoghayaha Wasaaradda Amniga Gudaha ee Mareykanka Kirstjen Nielsen ayaa iscasishay ka dib muddo 16 bilood ah ay heysay jagadaas.

 

Waxaa ay si kooban uga hadashay  sababtay    isu casishay ayaa la filayaa inay tahay cadaadis xooggan oo ay kala kulmeysay Aqalka Cad iyo aragtida kala duwan ee dadweynaha Mareykanka ee siyaasadda dowladda ee maareynta Xuduudda Koonfureed.

 

Halkan hoose ka daawo iyadoo si kooban uga hadlaysa xilkaas ay banaysay.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker