Daawo:-Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhan Boqor Muuse Oo Puntland Ugu Baaqay Inay Taleex Gobol U Magacowdo , Isaga Oo Ku Sugan Gudaha Somaliland.

Taleex-(OWN)-Boqorka Guud ee beelaha Darood oo dhawaan soo gaadhay magaalada Laascaanood ee gobalka Sool iminka na  ku sugan magaalada Taleex ayaa waxaa uu madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Cali Gaas ugu baaqay in magaalada Taleex uu u magacaabo gobal  hoos taga Maamulka Puntland maamada oo uu sheegay in Somaliland  u magacowdey gobal ay Xaysimo u bixisay

Boqorka ayaa sheegay in fariintaas uu madaxweyne Gaas u diraayo uu ka sido shacabka magaalada Taleex oo arintaasi ka codsadey,,,,,,…………….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker