Daawo :- “Somaliland Waxa ay Taariikhda Ku Gashay inay Tahay Dalka Qudha Ee Gudihiisa Kaligii Taliye Kula Dagallaamay” Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa(OWN)“Somaliland waxa ay taariikhda ku gashay inay tahay dalka qudha ee gudihiisa kaligii taliye kula dagallaamay ee uu u adeegsaday inuu diyaarado ku dumiyo magaalooyinkii ee haddanna ka guulaystay adkaysigooda iyo niyad-adaygooda birta ah. Waxa kale oo ay Somaliland taariikhda ku gashay in iyada oo dagaalka intaas le’egi ku dhacay oo dadka colaad lagu dhex abuuray inay haddana iyadu dhisto dawladnimo iyo midnimo iyada oo aan cid kale u oggolaan inay soo faro-geliyaan”.

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker