Wararka Ciyaaraha: Xiisaha Kulanka liverpool iyo Man united

Kooxaha Man City iyo Liverpool ayaa isaga hor iman doona kulan adag oo horyaalka premier League kulan kaas oo ka  dhici doona garoonka Etihad Staduim.

 

 

Kulankan ayaa ah kii ugu xiisaha badanaa  ee wakhti xaadirkan laga ciyaaro premier League marka loo eego in ay labada kooxood yihiin kuwa ugu fiican England wakhti xaadirkan.

 

 

Labada kooxood ayaa u Wiiqmay dhaawacyo Soo Gaadhay Ciyaartoydooda oo Man City Wa Waxaa ka dhaawacan WeerarnYahan   halka ay Liverpool uu ka dhaawacn yahay Difaa muhiim ahi.

 

Inkasta oo ay xiddigo badan ka maqanyihiin hadana Labada kooxood ayaa ku hubaysan xiddigaha ugu fiican premier league.

 

 

Hadaba Ka hor kulanka waxa la soo saaray shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood iyada oo la adeegsanayo xiddigaha taamka u ah kulanka.

Kooxda Liv

 

erpool ayaa xiddigaha ugu badan ku leh shaxda iyaga oo ku leh 7 xiddig halka ay Man City ku leedahay kaliya 4 xiddig.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker