Dawladda Sucuudiga Oo Hawadooda U Ogolaaday Inay Isticmaalaan Diyaaradaha Ganacsiga Ee Israel

Dawladda Boqortooyada  Sucuudi Carabiya ayaa ogolaatay in Diyaaradaha Israel ay isticmaalaan hawadooda marka ay u gudbayaan dalka Isku-taga Immaaraadka Carabta, kadib markii dhawaan ay wadahadalo yeesheen Saraakiil ka tirsan Sucuudiga iyo Lataliyaha Aqalka Cad, Jared Kushner, sida ay ku warantay wakaalada Wararka Reuters iyo warbaahinta Israel.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker