Dhegayso: Kulanka dhexmaray Madaxda Jubbaland iyo Puntland

Magaalada Muqdisho waxaa maanta Gaadhay madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubaland oo iyagu ka maqnaa Heshiiskii lagu gaadhay shirkii Dhuusamareeb 3.

Madaxdan ayaa la filayaa inay kulamo la yeeshaan madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintaas oo dhamaystiran Halkan Hoose ka Dhegayso:

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker