Daawo:-Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Soo Dhaweeyey Go’aamada Laga Soo Saaray Shirkii Nabadaynta Labadii Beelood Ee Ku Dagaalanay Koonfurta Gobolka Sool Ee Gogashoodu Taalay Magaalada Jigjiga.

Hargaysa-(OWN)–Xildhibaan Maxamed Wali Cali Oo Ka Tirsan Goolaha Guurtida Somaliland Ayaa Soo Dhaweeyey Go’aamada Laga Soo Saaray Beelihii Ku Dagaalanay Koonfurta Gobolka Sool Ee Gogoshoodu Dhawaanahanba Taalay Magaalada Jigjiga, Xildhibaanka Ayaa Waxa Uu Bogaadiyay Cid Kasta Oo Gacan Ka Gaysatay Soo Afjaridda Colaadaasi………… Halkan Hoose Ka Daawo Hadalka Xildhibaanka

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker