Mulkiilaha Astaan TV Oo Lagu Xukumay 5 Sanno Oo Xabsi Ah Iyo Ganaax Lacageed Oo Dhan 2 Bilyan

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ayaa maanta go’aan ka soo saartay dacwado loo haystay Mulkiilaha Astaan TV Cabdi Manaan Yuusuf.

Mulkiilaha Astaan TV Cabdi Manaan Yuusuf ayay maanta maxkamadu ku xukuntay 5 sanno oo xabsi ah, Sidoo kale waxaa lagu xukumay ganaax lacageed oo dhan 2 bilyan oo shilinka Somaliland ah.

Dhan kale waxa ay maxkamaddu xayirtay TV-ga Astaan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker