Gudoomiyaha Baanka Dhexe Somaliland “Dalka Waxa Soo Gashay Lacag Foojariya Oo Been Abuura “

Xukuumadda Somaliland ayaa ka digtay lacag dollar ah oo been abuur ah, oo suuqa soo gashay, taas oo maalmihii u dambeeyey la hadal hayey.

Lacagtan ayaa ah 50 dollar, taas oo leh calaamado kala duwan oo lagu aqoonsan karo.

Astaamahan ayaa lagu garan karaa lacagtan been abuurka ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker