Waa Maxay Danta Ay Kenya ka Leedahay Xidhiidhka Somaliland?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey, oo gaadhay dalka Kenya ayaa lagu soo dhaweeyey dalkaasi, iyadoo madaxweynaha iyo weftigiisana loo gelbiyey Hotel Kempinski.

Dhinaca kale Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan dib ugu yeeratay safiirkii Kenya u joogay iyadoo taas beddekeeda safiirkii Kenya ee Soomaaliya ka dalbatay inuu dalkiisa wada-tashi ugu laabto.

Halkan hoose ka daawo Garyaqaan Guuleed Dafac oo ka faaloonaya arintaas.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker