“Cirro Xisbigii ayuu Xirsi Ku Wareejinaya, Sababta u Wareejinayo anaa Ku sheegi-doona “

“Cirro Xisbigii ayuu Xirsi Ku Wareejinaya, Faah-faahinna wuu bixiyay, laakiin Faah-faahinta saxda ah iyo sababta u Wareejinayo anaa Ku sheegi-doona Shir-waynaha Xisbiga UCID”
“Waad Arkaysaan Warqadahan Socda, Waa Ceeb In Sirteenii Lasoo Dhigo Banaanka, Halkaasay Qabyaaladii inala maraysaa”
“Inteenii Wasiirada ka ahaa Dawladii Siilaanyo ee Muuse Qaadan-waayay, ayaa hadda ugu daran Dalka”
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo caawa khudbad ka jeedinayay Casho-sharaf uu ku maamuusay Ardaydii ugu sarraysay Jaamacadda Beder.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker