Daawo:-”Hadaan Muuse Xayraan Aqaan Xil Uma Dhiibteene”Abwan Cismaan Kujare.

Hargaysa-(OWN)-Abwaan Cismaan Kujare oo ka mid ah saddex masuul oo shalay xisbiga Kulmiye laga ceydhiyey ayaa waxaa uu ka Hadley sababihii uu xilka uga qaadey xisbiga Kulmiye .

Abwaanka ayaa waxaa uu tiriyey gabey uu ku sabootiyey xisbiga Kulmiye oo uu ku hal qabsadey “ Hadaan Muuse Xayraan Aqaan Xil Uma Dhiibteen ..”

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker