Taliyaha Nuux Ismaaciil Taani oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, +Xaalada dhaqdhaqaaqyo Ciidan

Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka TUKARAQ,

Gen. Taani oo haatan weli ku sugan Tukaraq, ayaa kulamo kala duwan la qaadanaya Saraakiisha Ciidamada Somaliland ee halkaasi jooga iyo
waxgaradka degaanka, inkastoo aan faahfaahin laga helin arrimaha uu kala hadlayo.

Sidoo kale, Somaliland waxay muddooyinkii u dambeeyay xoojisay Ciidamada ka jooga Tukaraq, kuwaas oo lagu soo kordhiyay cutubyo cusub oo tababaro  soo qaatay, halkii ciidamadii horay u joogay qaarkoodna degaanno kale loo beddelay.

Puntland, ayaa iyaduna bishii la soo dhaafay ee June cutubyo cusub oo la soo tababaray ku xoojisay ciidamadeeda ku sugan Tukaraq, halkaas oo labadadhinac isku hor- fadhiyaan.8-dii January 2018, Ciidamada Somaliland ayaa dagaal ku qabsaday Tukaraq,oo ay horay u joogeen ciidamo ka tirsan Puntland, iyadoo wixii intaas ka dambeeyay dagaallo kala duwan ka dhaceen degaanka, islamarkaana ay wel

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker