Gacan-ku-dhiiglyaal ay ahayd in lagu fuliyo Dil Qisaasa oo Tiirkii laga furay,Dilkiina laga baajiyey

Arrin Layaab Leh: Dil Ayaa Lagu Xukumay, Laakiin Maalintoodii May Noqon, Sidee Laba Nin Uga Badbaadeen Qisaastii Maanta Lagu Fulin Lahaa Somaliland
Magaalada mandheera ee Gobolka saaxil saaka ayey balantu ahayd in dil toogasho ah lagu fuliyo lix maxbuus oo hore dilal u gaystay
Labo kamid ah Lixda ruux ee loo qorsheyey in saaka lagu fuliyo qisaasta kadib xabaalahooda oo qodnaa yaa ka badbaaday in la qisaaso, kadib markii saka la soo taagay tiirka isla markaana eheladii dadki ay dileen cafiyeen oo goobta joogay
Labada nin ee saka bad baaday ayaa ka soo kala jeeda Koonfurta soomaaliya iyo Gobolka sool gaar ahaan laascaanood
Labada nin ee bad baday ayaa kamid ka mid ahaa budhcad badeed lagu qabtay xeebaha somaliland isla markaana kamid ahaa maxaabis isku dayday in ay jeelka weyn ee hargaysa ka baxsadan isla markana dilay askari kamid ah ciidankii jeelka, halka ninka kale ee saka isna ka badbaaday qisaasta uu ka soo jeedo Gobolka sool horena u dilay nin ay isku reer yihin.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker