Wararkii ugu danbeeyey Qarax Sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Boosaaso

Saddex qof ayaa ku dhinatay tiro ku dhaw toban qof oo kalena waa ay ku dhacwmeen qarax maanta ka dhacay goob mehrad ah oo ku taalla magalada Boosaaso.

Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa fadhiyey dad isugu jira askar iyo shacab.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker