Dawladda Britain oo shaqaalaha caafimaadka ay ku qasbaya qaadashada Talaalka
Dawladda Britain ayaa amar ku bixisay in shaqaalaha caafimaadka ay ku qasban yihiin qaadashada labada talaal ee ka hortagga xanuunka COVID-19 laga bilaabo bisha April ee sanadka 2022-ka, sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka Sajid Javid.