Xildhibaan Barkhad Batuun oo Ka Hadlay sabaabta uu Uga Amusay Ansixinta Xisaab xidhaka Misaniyada 2021

Xildhibaan Batuun oo ka mid ahaa 7 xildhibaan oo ka aamusay Ansixinta xisaab-xidhka 2021 ayaa yidhi “Ardeyda dugsiyadda ka baxay lacagta Wasaaradda waxbarashadu ka qaado ee shahaadada loogu sameeya waa xaaran sharciga baal marsan yeyna bixin ee buste ha u siiyaan dadka danyarta ah, Qofka buka ee cisbitaalka warqad ka raba lacagta laga qaadaya waa xaraan ee Askari funaanad ha u siiyo.”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker