Dagaal ka Dhacay Magalada Ceel-afweyne ee Gobolka Sanaag

Magalada Ceel-afweyn ayaa laga Soo sheegaya inuu dagaal ku dhex marayo laba beelood oo walaalaah Dagaalkan ayaa saaka halka Ka qarxay
Maayirka magaalada Ceel afweyn ayaa sheegay  magaalada Ceel afweyn uu kasocdo dagaal qadhaadh.
Dagaalka ayaa udhaxeeya laba beelood oo wada daga deegaanka, dagaalka ayaa kusaleysan aanooyin qabiil.
Maayirka ayaa sheegay in aanu faah faahin dheeraad ahka bixin karin dagaalka  xiligan madaama uu dagaalka xogiisu wali socdo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker