Ruushka oo masuul umagacaabay magaalo kamid ah Ukraine

Ciidamada dalka Ruushka ayaa guulo ka gaaray meelaha qaar dagaalka ay kula jiraan ciidamada Ukriane.

Magaalada Meripol oo ciidamada Ruushka gacanta ku dhigeen ayaa la sheegay in ay duq cusub u sameeyeen si uu u maamulo.

Dhanka kale dowladda Ukraine ayaa markii ugu horeysay shaacisay tirada cidamada kaga dhintay dagaalka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker