War Degdeg ah: Dabley Gudaha Ceerigaabo Kadhacday Gaadhi Bangigu Leeyahay.

 

 

Ceerigaabo(OWN) Duhurnimadii maanta waxa dhallinyaro sida lasheegay kuhubaysan qoryaha Fudud Ee AK-47 looyaqaanno ay gudaha magaalada Ceerigaabo ka dheceen baabuur nooca Xaajiyadda looyaqaanno ah oo uu leeyahay Baanka Ceerigaabo.

 

Lama oga ilaa hadda ujeeddada ka danbaysa dableydan hubaysan ee gaadhiga baanka kaxaysatay iyo jahada ay ula keceen toonna.

Oodweynenews.com/Ceerigaabo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker