Daawo:- Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Cusub Ee Dawlad Deegaanka Oo Soo Kor Meeray Xaaladda Ay Ku Sugan Yihiin Maxaabiista Ku Jirta Jeel Ogaadeen Waxaanay La Hadleen Maxaabiista Halkaasi Ku Xidhan.

Jig-jiga-(OWN)-Qaar Ka Mida Masuuliyiinta Xukuumadda Cusub Ee Dawladda Deegaanka Soomaalida Ayaa Waxa Ay Soo Kor Meereen Xaaladda Ay Ku Sugan Yihiin Maxaabiista Ku Jirta Xabsiga Dhexe Ee Loo Yaqaanno Jeel Ogaadeen, Qaar Ka Mida Maxaabiista Ayaa Ka Waramay Xaaladda Ay Ku Sugan Yihiin Iyo Tacaddigii Ka Dhici Jiray Xabsiga Xilligii Xukuumaddii Hore, Masuuliyiintii Xabsiga Kormeerka Ku Tagay Ayaa Iyaguna Dhinacooda Ka Hadlay Talaabada Ay Qaadayaan, Iyaga oo Dadka Maxaabiista Ah U Ballan Qaaday In Ay Heli Doonaan Caddaalad,,,,,,…………….. Halkan Hose Ka Daawo Muuqaalka Warbixinta Oo DHamaystiran

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker