DIB-U-QARAMAYNTA HANTIDA UMMADA Sida Haamaha Shidaalka Berbera, Xaaladda Waxbarasho JSL

Todobaadkan iyo Barnaamijka Somaliland USA Program ee Tempo Afric TV, ee Minneapolis, Minnesota. Waxa lagu falanqeeyay dib-u-qaramaynta hantidii ummada ee sida nidaam darada ah ganacsatada loogu wareejiyay sida Haamaha Shidaalka Berbera iyo goobo kale; Xaalada waxbarashada dowliga ee dugsiyada hoose/dhexe ee S/Land, duruufaha ku gedaaman iyo siyaabaha loo tayayn karo. Iyo sheekadii xiisaha badnayd ee boqorkii Itoobiya ee Mililik, baadarigii kaniisada iyo telefoonkii ugu horeeyay ee Itoobiya la keeno.

 

Halkan hoose riix

 

 

 

Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)

Minneapolis, Minnesota, USA

geedwareershe@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker