Daawo:-Gudomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Ka Hadlay Colaada Deeganka Dhumay Ee Gobalka Sool Iyo Sida Uu U Arko Gogosha Nabadaynta Ee Jigjiga Loo Rararay.

Hargaysa-(OWN)-Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Oo ka jawaabeyey Su,aal uu xildhibaan weydiiyey  oo aheyd gogasha nabadeed ee Jig jiga loo dhigay beelihii ku dagaalamay Koonfurta Gobalka Sool ayaa si kulul uga jawaabey

Gudoomiyaha ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan ka guurti  ahaan meel kasta oo lagu xalinaayo arintaas badda  dusheeda na hadii laga dhigo…………….. Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker