Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Xaalada Deegaanka Tukaraq

Wararkii u dambeeyey ee haatan nasoo gaadhaya  deegaanka Tukaraq ee shalay dagalka qadhaadhi ku dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ayaa sheegaya in weli xiisad dagaal ay ka taagan tahay deegaankaas tukaraq ee gobolka Sool .

 

Wararkii u dambeeyey   ayaa waxa ay sheegayaan in maanta mararka qaar la maqlayo rasaas goos goos ah oo ay labada dhinac isku ridayaan.

 

 

Dagaalkii shalay ayaa khasaare ba’an u gaystay labada dhinacba, iyadoo   midba midka kale ku eedeynayay in dagaalka uu kusoo qaaday,waxaana jiray khasaaro labada dhinac dagaalkaas kasoo gaadhay.

Beesha Caalamka ayaa dagaalkaas walaac ka muujisay,iyaga oo ku baaqay in sideg deg ah loo joojiyo.

 

Oodweynenews Newsroom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker