Wargeyska WAABARI Oo Xayiraaddii Laga Qaaday Iyo Maamulka Wargeyskaas Oo Ka Dareen-celiyay

Maxkamadda Racfaanka ee gobalka Maroodi-jeex, waxa ay hadda xayiraaddii ka qaadey Wargeyska Waaberi oo 19kii June 2018kii ay xayirtay Maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ka dib codsi uga yimi xeer guud ee Qaranka.
Haddii aanu nahay maamulka Wargeyska Waaberi waanu ku faraxsanahay in xayiraaddii laga qaadey Wargeyska, waxaana aanu u mahad-celinaynaa Maxkmadda Racfaanka ee gobalka oo si cadaaladi ku jirto u eegtay arrintayadaas. Sidoo kale na waan u mahad-celinaynaa intiinii iyagu na ka xumaatay xayiraaddii markii hore la saaray Wargeyska.

Waxa balan innoo ah difaaca qaranka iyo wada-jirka umadda oo aynu ka wada-shaqeyno.Image may contain: 3 people, people smiling

 

  • Mahadsanidiin.

  • Maamulka WAABARI

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker