Hotel Ku Yaala Magaalada Melbourne Ee Dalka Australia Oo Ku Faafay Xanuunka COVID-19

Mid kamid ah hotelada waaweyn ee lagu karantiilo dadka dibadaha kasoo noqday magalada Melbourne ee dalka Auatralia ayaa waxaa ka dilaacay cudurka COVID-19.

Tirada dadka laga helay ayaa sii kordhaysa waxaana durba gobolada deriska la ah Victoria uu bilaabay inuu xuddudahiisa ka xidho gobolkaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker