Labbo Qof Oo Qaba Xanuunka Corona Oo La Dhigay Isbitaalka Nayrobi Ee Dalka Kenya

Laba ruux oo ay ka muuqatay xumad daran ayaa Axadii shalay xilli danbe la dhigay isbitaalka Kenyatta ee magaalada Nairobi.

Bukaanada saarnaa diyaarad ka timid dalka Shiinaha ayaa Lagaga shakiyay in ay qabaan caabuqa Corona, waana muwaadiniin u dhashay dalkaasi.

 

 

Dowlada Shiinaha ayaa wali la Tacaaleysa Cudurkan oo dabayaaqadii bishii December ee sanadkii hore ka dilaacay magaalada Wahun.

Ilaa iyo hada waxaa ku dhintay inkabadan 300 boqol  oo Qof halka kumanaan kale-na  la dhigay Xarumaha  Caafimaadka ee Dalkaasi.

Xukuumada Beijing ayaa dhanka kale xanibaad ku soo rogtay galitaanka iyo ka bixitaanka magaalada si caabuqaan uusan ugu faafin dhul weynaha Shiinaha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker