Madaxweyne Cabdiweli Gaas Oo Xukuumadda Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa mar uu ka hadlaayey dagaalka Tukaraq uu  Xukuumadda  Somaliland Ku Tusaaleeyey  Tuug intuu kuusoo dhacay hadana ku leh maheshiinaa.

 

Waxa kale uu ka hadlay wadahadalka somaliya iyo somalililand , iyo arimo kale.

 

Halkan hoose ka daawo

 

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker