Madaxweynaha Somaliland oo Dardaaran dhaxalgal ah u jeediyey Maayarada Dalka

“Tolka aad leedahay waa sharciga iyo xeerka, haddii aanad qaldanayn oo aad wax wanaagsan waddo ninkii aad dooddeen xagga sharcigaad kaga baxsan kartaa, sharciguna waa cadyahay oo golaha deegaanku wuxuu fadhiisan karaa marka uu oggolaado badhasaabku, dawladaha Hoosena waxay curin karaan xeer iyo sharciyo ay leeyihiin, markaa xeerkaagu adiguu kuu gaar yahay, haddii uu kii dawladda dhexe kaa horyimaaddo oo dawladda dhexe kaa hor yimaaddo waad joogsanaysaa, maxaa wasaaradda loo siiyey awooddaas, waxa loo siiyey inay eegto qaladaadka ka yimaadda dawladaha Hoose,” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker