Dhisme 2019 La Xayiray Oo Dhawaanna Xadhigga Laga Jari Doono

12kii Maarj 2019ka ayay wasaaradda waxbarashada somaliland  joojisay dhismahan hadda dhammaadka ah ee laga hirgashaday dhulkii Dugisga Hoose ee Sheekh Bashiir. Waxa aan fahmi waayay qiilka loo cuskaday oggolaanshaha lagu fasaxay. Ma laamihii joojinta lagu socodsiiyay ayaan maqlin mise amar kaas ka weyn ayaa lagu buriyay?

Meharado uu qof dhistay, kiraynayo, maamulanayo ayaa lagu sheegayaa samafal iyo wax dadweyne loo dhisay, waxaana  warqaddan hoose cadaynaysaa wakhtigii la xanibay dhismahaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker