Xaalad Car iyo Wira oo Ka Taagan Magalada Muqdisho

Muqdihso (OWN) Sacadihii la soo dhaafay magalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somaliya waxa ka taagnaa Isdiidooyin salka ku haya Doorashada Gudoonka Golaha shacabka Somaliya,

Waxan si aada uu khilaaf uga taagna Qabsoomida Doorashada Waxan taliyihii Ciidamda Booliska Somaliya Jeneral xajar oo xalay hadlay sheegay inaanay la qaban karin doorasha Maanta balse markii uu hadalkaa sheegay Waxa shaqa joojin ku sameeyaay  Wasiirka Amniga Dawlada Federalka ah ee Somaliya

Saaka waxa loo balan Sanaa in la Qabtoo Doorashada Shirgudoonka Golaha Shacabka Balse ilaa Hada ma suuro galin Qabashada Dorashada waxan Xildhibaano ka Mida Golaha shacabka loo Diiday inay Gudaha u soo galaan Hoolka ay Doorashadu ka dhacayso ee Afisyooni.

Khilaafka ayaa ka soo bilaawday Markii Ra’iisal Wasaraha Somaliya sheegay in Amniga Taandhada ay la Wareegan Ciidamada Nabad ilaalinta ATMIS Taasi oo uu ku Gacan saydhay Madaxweynaha Somaliya oo sheegay inay Amaanka Goobta Doorashada Sugayaan Ciidamada Booliska Somaliya.

Musharaxiita Madaxweyne ayaa dhex dhexaadin ka dhex wada Labada Dhinac ee muranku u dhaxeeyo.

Muqdisho/Office

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker