Hooyada Dhashay Ex-Fanaan Axmed Biif Oo Fariin U Dirtay Wiilkeeda

Hooyada dhashay Axmad Biif’ hadana loo yaqaano axmad khayr’ ayaa warbaahinta ku hor cataawday’ ayada oo sheegtay in wiilkeeda axmad aanuu dar yeelin

Nolol xumo iyo hooy la’aan baahsana ku hayso kaam ku yaala magalada Baydhabo’ axmad ayaa ka baxay Fanka Sanado ka hor.

Hooyo xabiibo oo ilmada ceshan karin ayaa sidaan ku calaa cashay ayada oo ilamaynaysa.

“Hooyo waxaan ahay hooyada dhashaay axmad biif’ wiilkayga waan u duceeyay’ waxaa tahay xaaji’ xajikii ayaad tagtay oo aaday’ waxaan rabaa inaad wax ii qabato, hooyo ma haysto meel aan seexdo ma haysto guri. Hooyo xabiibo oo ayaa dadka soomaaliyed gurmad waydiisatay’ hadii wiilkeedu dayacay Oo gurmad loo fidiyo.”

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker