Baarlamaanka Kenya oo ansixiyay arrin la xidhiidha ciidamada oo ay horay maxkamad u joojisay

Baarlamaanka Kenya ayaa ansixiyay in ciidamo booliis ah loo diro dalka Haiti, si ay gacan uga geystaan ​​daminta rabshadaha kooxaha burcadda ah ee ka socda dalka Haiti, inkastoo ay maxkamaddu soo saartay amar lagu joojinayo in askartaas loo diro dalka Haiti.

Go’aanka Xildhibaanada ayaa yimid maalintii Khamiista, xilli ay Maxkamaddu dhageysaneysay dacwad la xiriirta sharci ahaanshaha in ciidamada la geeyo halkaa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker