“In Si Siman Loo Tartamo Waxa Ay Ahayd Fikirkii Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal…” Wasiirka Biyaha Somaliland Ballan-Qaaday In Uu Shaqo Siinayo Ardayadii Ugu Sarraysay Jaamacadda Alpha Ee Magaalada Hargeysa

Hargeysa (OWN)-Wasiirka biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa waxa si qoto dheer uga sheekeeyay taariikhda doorashooyinka Somaliland.

Wasiirka wasaaradda biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa balan qaaday in uu shaqo siinayo ardayadii ugu sarraysay jaamacadda Al-Pha Hargeysa oo lagu magacabo Adna Maxamed Xaamud, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker