Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Waraysi Kaga hadlay dagaalka Ethiopia

Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar oo waraysi gaar ah siiyay idaacada VOA laanta Soomaaliga ayaa ka hadlay dagaalka waqooyiga Itoobiya ee haatan ku faafaya badhtamaha dalka.

Madaxweynaha ayaa dhinaca kale waraysiga kaga hadlay amniga gobolka Soomaaliya iyo abaaraha jira.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker