Maraykanka oo Xayiraad culus oo khasaba dul-dhigay Hogaamiyayaasha Maamul-goboleedyada Soomaaliya

Waa khasab in madaxda maamul goboleedyada ay Muqdisho ku sugnaadaan”
War qoraal ah oo kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shacabka Soomaaliya ay haatan doonayaan in la qabto doorashada.

Mareykanka wuxuu madaxda maamul goboleedyada ‘ku amray in Muqdisho ay ku sugnaadaan tan iyo inta looga heshiinayo hannaanka doorashada ee Soomaaliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker