Madaxdhaqameedkii Muqdisho Ka Yimid oo La Kulamay Guddoomiyaha Guurtida

Salaadiintii u socotay dhexdhexaadinta colaada Laascaanood ee Hargaysa soo gaadhay oo la kulmay Guddoomiye Saleebaan.

Madaxdhaqameed kasoo kicitimay magaalada Muqdisho, ee u socda in ay ka qayb qaataan xalinta colaada magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa saaka tagey xarunta golaha guurtida Somaliland.

Madax dhaqameedkan ayaa xafiiskiisa ku booqday guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland, mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, kaasi oo la filayo inay ka wada hadlaan arrimaha colaada Laascaanood iyo sidii xal looga gaadhi lahaa soo af-jarida xaaladdaasi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker