Gudoomiyaha Xisbiga Waddaani oo Bulshada Ceerigaabo Wakhti La Qaatay

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Md Xirsi Cali X Xasan oo ay weheliyaan Xoghayaha biyaha Md Bashiir Cumar Geelle iyo masuuliyiin kale ayaa maanta goobaha bulshadu ku kulanto wakhti kula qaatay dadweynaha reer Ceerigaabo.
Guddoomiyaha ayaa u kuur galaya xaaladda bulshada iyo dareenkooda marxaladda dalku marayo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker