Puntland Oo Deegaanadeeda Ka Mamnuucday Telefishanka Qaranka Somaliland SLNTV

Wasaaradda Warfaafinta ee dawladda Puntland ayaa saxiixday warqad si rasmi ah loo diray maamulka Sare ee shirkada DSAT ee Puntland, taas oo gabi ahaanba lagu amray in Kanaalada shirkadas ay ka saarto Telefishinka Telefishanka Qaranka Somaliland SLNTV, ka dib markii ay sidaas garowsatay dawladda Puntland.

 

Warqadda ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa loo geeyey DSAT, taas oo ay wararku sheegayaan in ay u hogaansatay go’aanka Maamulka Puntland.

 

Xukuumadda Somaliland ayaa  horey xayiraad ugu soo rogtay labo Tv- Soomaaliyeed oo laga leeyahay gobalka Sool, oo ay ku eedeeysay in ay tabiyaan warar ka dhan ah joogitaankooda gobalkaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker