Daawo:- Puntland oo Soo bandhigtay Ciidan iyo Gaadiid dagaal oo ay sheegtay in ay kusoo wareejiyeen Shacabka Gobolka Sool.

Maamul Goboleedka Puntland ayaa Jiidda Hore ee Dagaalka Tuka-raq Kusoo Bandhigay Ciidamo iyo Gaadiid Dagaal oo ay sheegeen in ay kusoo wareejiyeen shacabka daga deegaanka Adhicadeeye ee Gobolka Sool Waxaanay Sheegeen in ay qayb ka noqonayaan Dagaalka ay Puntlan Doonayso in ay ku xorayso Gobolka Sool……………

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker