Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Oo Ku Soo Guryo Noqday Dalka.

Hargaysa-(OWN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi  ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtey kana soo degay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa.

Guddoomiyaha ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey safaro ugu  maqnaa Waddamada  Yurub gaar ahaan dalalka Ingiriiska  Faransiiska iyo Finland.  .

Garoonka  Diyaaradaha ee Hargeysa waxa shalay  ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Xil Cabdiqaadir Xaji Ismaciil Jirde iyo Xoghaye  ku xigeenka xisbigaasi Jamaal Jaamac Xaamud . Soo laabashada Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ayaa ku soo beegmaysa xilli uu safar Ugu baxay Gobolada Bari Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker