Dhegayso: Wararkii ugu dambeeyey wada-hadallada Jabuuti

JABUUTI —Wada-hadalladii u dhexeeyey Ergooyinka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta mar kale la iskugu yimid maalintii saddexaad, ayaga oo ka socda magaalada Jabuuti.

Wada-hadallada ayaa waxa ay u socdaan guddiyo farsamo oo ka kooban 14 xubnood oo labada dhinac ah, waxaana goobjoog ka ah madaxda sare ee labada dhibac iyo dowladda Jabuuti.

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker