Somaliland oo Maanta Rag Ku Fulisay Dil

Somaliland ayaa maanta dil qisaas ah ku fulisay shan nin oo hore maxkamadi ugu xukuntay dilka.
toogashadan ayaa ka dhacday deegaanka Mandheera oo u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker