“Shahaadadayadu Foojari bay Noqonaysaa…” – Wasiirka Waxbarashada Somaliland

Hargeysa (OWN)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland oo hadal ka jeediyey kulan tabobar kor loogu qaadayo aqoontooda loo qabtay qaar ka mid ah macalimiinta ka hawl-gala Dugsiyada Dowladda, ayaa soo hadal qaaday sida ay tayada waxbarashada ee dugsiyadu saamaynta ugu yeelan karaan aqoonsiga waxbarashada ardayda dalka.

Muuqaalka Hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker