Gaadhi Propox oo laga soo saaray goob uu duqeeyay magaalada Hargeysa.

Gaadhi Propox ayaa ciidanka Dab-demiska Hargeysa ka soo saareen goob uu duqeeyay agagaarka Deero Mall ee magaalada Hargeysa.

Ciidanka oo adeegsanaya xirfada badbaadada iyo samatabixinta ayaa si fudud uga soo saaray gaadhigaas oo ku caddilnaa goobtaas, ma jirin khasaare soo gaadhay gaadhiga.

Mulkiilaha gaadhigaa lahaa oo ahaa sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska ayaa halkaa uga mahadnaqay ciidamada Dab-demiska Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker