Abiy Axmed Oo Qaabilay Madaxweynaha Ereteriya Kulan Xasaasi ahna la Yeeshay.

Madaxweynaha Eritrea ayaa ka Degay dalka ay dariska yihiin ee Itoobiya, iyada oo la sheegay inuu bilaabay ol’ole ka dhan ah Covid-19 iyo arrimo ku saabsan sida uu ayaxa u baabi’iyay dalagyada deegaanka.

Isaias Afwerki ayaa ka dagay Addis Ababa iyada oo muddo dheer uusan ka soo muuqanin meel fagaaro ah, taas ayaa abuurtay hadal hayn ah in xaaladdiisa caafimaad aysan wanaagsanayn.

Ma caddo sababta uu madaxweynaha u safray xilli shirarka gobolka dhawaanahaan lagu qabanayay hab muuqaal ah.

Mr Isaias ayaa xilka dalka Eritrea hayay tan iyo horaantii 1990-kii

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker