DAAWO: Taliye Gamaal Baaxad Oo Dhawaan Ku Biiray Jabhadda Kornayl Caarre Dib Ugu Soo Noqday Somaliland Iyo Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay

Sarkaal Jamaal Baaxad oo hore uga tirsanaa ciidamada Qaranka Somaliland dhowaana ku biiray jabhadda uu hogaamiyo Kornayl Caarre ayaa soo gaadhey tirsan gobolka Sanaag.

Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Axmed Caalin Tiimbaro ayaa sheegay in uu dib u soo noqday Sarkaalkaasi iyo gaadhi Ambalce ah oo ay dhacday Jabhadu, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker