Madaxweyne Xigeenka JSL Oo Ka Hadlay kulankii Ay La Qaateen Ganacsatada qaadka keena Dalka

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna gudoomiyaha guddida heer qaran ee u diyaar-garawga iyo ka hortaga xanuunka Coronavirus ayaa maanta shir gudoomiyey kulan ay isugu timaadeen labadaa guddi ee kala ah Guddida heer qaran ee ka hortaga Xanuunka Covid19 iyo Guddida Gobolka Maroojijeex ee ka hortaga Xanuunkaasi waxaanay kulankaasi ku kala qaateen xogihii ugu danbeeyey ee xanuunka Coronavirus.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker