Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Booliiska Somaliland Oo Xannuun Kusoo Booday.

Taliye ku xigeenkii Ciidanka Booliiska Somaliland Faarax Maxamed Mire ee dhawaan uu soo magacaabay Madaxweyne Biixi ayaa Shalay galinkii dambe waxa ku soo booday Xannuun kedis ah waxaana loola cararay oo illaa xalay lagula tacaalayay Cisbitaal Gaar ah.

 

Illaahay Caafimaad hasiiyee Waxa taliye ku xigeenka lagu dabiibayaa oo Caafimaadin uu u yaalaa Cisbitaalka Haldoor ee Magaaladda Hargeysa, kaasi oo xaalad caafimaad loo dhigay.

rintan ayaa ku soo beegantay wakhti uu koome culus ku jiray, islamarkaana uu daqiiqado kadib uu geeriyooday Alle ha unaxariistee Taliyihii Guud ee Ciidanka Booliiska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan.

 

Xannuunka ku soo booday Taliye xigeenka ayaa lagu sheegay Xannuunka Faaliga “Stroke”, kaasi oo dhinaca ka haleelay.

Image may contain: 1 person

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker