Home » Archives by category » Somali News
Natiijada doorashooyin-goboleedyada Itoobiya oo laga digay inay   sababto iskudhac

Natiijada doorashooyin-goboleedyada Itoobiya oo laga digay inay sababto iskudhac

Kooxda Xasaradaha Caalamiga ah ayaa ka digtay khatar isku dhacyo oo ka dhalan kara muranka doorasho ee u dhaxeeya dowladda Itoobiya iyo maamullada gobolka waqooyiga dalkaas ku yaalla ee Tigray. Kooxdan ayaa qoraal ay soo saareen ugu baaqay labada dhinac inay arrinta xalliyaan. Saraakiisha Tigreega ayaa ka soo horjeestay amarka dowladda federaalka, iyagoo wacad ku […]

Dhulgariirka ku dhuftay meel u dhow Caasimadda Daarasalaam Ee dalka Tanzania ee Dar es Salaam.

Comments Off on Dhulgariirka ku dhuftay meel u dhow Caasimadda Daarasalaam Ee dalka Tanzania ee Dar es Salaam.
Dhulgariirka  ku dhuftay meel u dhow Caasimadda Daarasalaam Ee dalka Tanzania  ee Dar es Salaam.

Dadka Tanzania ee ku nool agagaarka Badweynta Hindiya ayaa loogu baaqay inay sii wataan howl-maalmeedkooda iyadoo aan laga baqeyn khatar dhanka duufaanta tsunami ah. Waaxda saadaasha hawada ee dalkaas ayaa sheegtay in aan wax isbeddel ah haatan laga fileyn badweynta, iyadoo habeenkii Arbacada uu halkaasi ka dhacay dhulgariir xaddigiisu yahay 6.0. Dhulgariirka ayaa ku dhuftay […]

Continue reading …

Maxaa ka cusub sharciga UK ee dadka ka soo dhoofaya Faransiiska?

Comments Off on Maxaa ka cusub sharciga UK ee dadka ka soo dhoofaya Faransiiska?
Maxaa ka cusub sharciga UK ee dadka ka soo dhoofaya Faransiiska?

Laga bilaabo berri oo Sabti ah, dadka ka imaanaya Faransiiska ee tagaya UK iyo dalal kale oo dhowr ah ayaa ku qasbanaan doona inay is karantiilaan muddo 14 maalmood ah. Dhammaan dadka safraya – oo ay ku jiraan muwaadiniinta UK – waxaa laga doonayaa halka ay ka degayaan Britain, meeshaas oo ah halka ay isku karantiili doonaan. […]

Continue reading …

Drs Adna Aadan Oo ka Hadashay Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka Somaliland

Comments Off on Drs Adna Aadan Oo ka Hadashay Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka Somaliland
Drs Adna Aadan Oo ka Hadashay Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka Somaliland

Drs Adna Aadan Oo ka Hadashay Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka Somaliland, halkan hoose ka daawo    

Continue reading …

Xaaladda Dalka Hindiya Oo Degen kadib Markii Rabshado Ay Ka Dheceen Looga Soo Horjeeday Qoraal Lagu Aflagaadeeyey Nebi Muxamed (CSW)

Comments Off on Xaaladda Dalka Hindiya Oo Degen kadib Markii Rabshado Ay Ka Dheceen Looga Soo Horjeeday Qoraal Lagu Aflagaadeeyey Nebi Muxamed (CSW)
Xaaladda  Dalka Hindiya Oo Degen kadib Markii Rabshado  Ay Ka Dheceen  Looga Soo Horjeeday Qoraal Lagu Aflagaadeeyey Nebi Muxamed (CSW)

Xaaladda Dalka Hindiya Oo Degen kadib Markii Rabshado Ay Ka Dheceen Looga Soo Horjeeday Qoraal Lagu Aflagaadeeyey Nebi Muxamed (CSW).   Rabshadahaas oo sababay inay ku naf waayaan ugu yaraan Saddex Qof baa ku dhintay Rabshado ka dhacay Koonfurta Magaalada Bengaluru ee dalka Hindiya. Rabshadaha Dadku ku dhinteen ayaa bilaabmay, ka dib markii Muslimiinta halkaa […]

Continue reading …

Munaasibadii Gunaanadka Nabadaynta Ceelafweyn Iyo Fadhigaab Oo Maanta Lasoo Gabagabeeyey

Comments Off on Munaasibadii Gunaanadka Nabadaynta Ceelafweyn Iyo Fadhigaab Oo Maanta Lasoo Gabagabeeyey
Munaasibadii Gunaanadka Nabadaynta Ceelafweyn Iyo Fadhigaab Oo Maanta Lasoo Gabagabeeyey

Munaasibadii Gunaanadka Nabadaynta Ceelafweyn Iyo Fadhigaab Ee Gobolka Sanaag Oo Maanta Lasoo Gabagabeeyey, Halkan hoose ka daawo  

Continue reading …

Dad Ku Dhintay Saddex Qarax Oo Caawa Ka Dhacay Muqdisho

Comments Off on Dad Ku Dhintay Saddex Qarax Oo Caawa Ka Dhacay Muqdisho
Dad Ku Dhintay Saddex Qarax Oo Caawa Ka Dhacay Muqdisho

Saddex Qarax ayaa Caawa ka dhacay Degmooyinka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Weerarradan oo loo adeegsaday Bamka Gacanta laga tuuro ayaa ka dhacay degmooyinka  Boondheer, Waaberi iyo Wada-jir ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare.   Wararka hor-dhaca ah ee ka soo baxaya Qaraxyadan loo adeegsaday Bamka Gacanta laga tuuro ayaa sheegaya inay ku […]

Continue reading …

Musharax Da Yar Oo Hargaysa Kusoo Bandhigey Hadaf Cusub Oo Uu Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Ugu Tartamaayo

Comments Off on Musharax Da Yar Oo Hargaysa Kusoo Bandhigey Hadaf Cusub Oo Uu Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Ugu Tartamaayo
Musharax Da Yar Oo Hargaysa Kusoo Bandhigey Hadaf Cusub Oo Uu Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Ugu Tartamaayo

Hargeysa(Oodwene News):- Madax-dhaqameed, Dhalinyaro, Ganacsato, Culimo iyo Wax-garad, ayaa ka qaybgalay Munaasibad Arbacadii shalay lagu qabtay magaalada Hargeysa, isla markaana lagu caleemo-saaray Musharrax Xaashi Axmed Xaashi oo shaaciyey inuu u sharraxan yahay doorashada golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa. Munaasibaddaas waxaa hadallado soo dhawayn iyo sifayn ah ka jeediyey Madax-dhaqameed, Odayaal, Culimo, Ganacsato, Aqoonyahan iyo Dhalinyaro […]

Continue reading …

Daawo Xukuumada Somaliland Ku Dhawaaqdey Tiro Koob Ay Ku Sameynayso Guud Ahaan Shacabka Dalka ” Ujeedada Keentay

Comments Off on Daawo Xukuumada Somaliland Ku Dhawaaqdey Tiro Koob Ay Ku Sameynayso Guud Ahaan Shacabka Dalka ” Ujeedada Keentay
Daawo Xukuumada Somaliland Ku Dhawaaqdey Tiro Koob Ay Ku Sameynayso Guud Ahaan Shacabka Dalka ” Ujeedada Keentay

Xukuumada Somaliland Ay Shaacisey Iney Guud Ahaanba Dalka Ka Sameynayso Tiro Koob Shacabka Iyadona Tiro Koonbkaasi La Sameyn Doono Sanadka Soo Socda Siduu Sheegay Wasiirka Wasaarada Horumarinta Qarsheynta Qaraka Xasan Maxamed Cali (Gafaadhi) Halkan Hoose Ka Daawo Warkoo Dhan ..

Continue reading …

Daawo: Nin 43 Sanadood Lagu Muransanaa oo La Soo Afjaray

Comments Off on Daawo: Nin 43 Sanadood Lagu Muransanaa oo La Soo Afjaray
Daawo: Nin 43 Sanadood Lagu Muransanaa  oo La Soo Afjaray

Daawo: Nin 43 Sanadood Lagu Muransanaa oo La Soo Afjaray,Maxaabiistii ay Dawlada Ethiopia ku Qabsatay Dagaalkii ay Somalia la Gashay 1977.   balse Qoyskii marka hore ka Keenay dalka Ethiopia ayaa Gabi ahaanba sheegay in Aanu Ninkani ahayn Ninkii ka Maqnaa    

Continue reading …
Page 1 of 1826123Next ›Last »